Have a question?
Message sent Close

Professional Diploma In Computerized Accounting

Diploma In Computerized Accounting Waa Koorso Dhameystiran Oo Aad Ku baraneyso Softwares ka Ugu Caansan Ee Loo Isticmaalo Xisaabinta Iyo La socdka Dhaqdhaqaaqa Maaliyeed Xurumaha ganacsi Noocwalbo Ay yihiin . Diplomadaani Inta ay socoto Waxaad Ku barandoontaa 4 Ta Softwares Ee Kala ah
1- Odoo ERP system oo Ah barnaamijyada Casriga ah ee loogu Isticmaalka badanyahay Dhanka Xisaabaadka Waayadaani Dambe Geyga soomaalidana Ku Cusub
2- Software ka 2aad Waa Quickbooks Online : Oo Ah barnaamijyada Ugu Caansan Dhanka Xisaabaadka Loo Isticmaalo Hadii ay Yihiin Ganacsiyo Yaryar , kuwo dhexo iyo Kuwo Sare Weliba Kuma xirna Goobtaada Shaqo Inaad Joogo
3- SoftaWare Ka 3aad Waa Quickbooks Enterprise Solutions For Desktop : Asna Wuxuu ka mid yahay Isla softwares ka Soo Saarto Shirkada faca wayn Ee Xisaabaadka oo Lagu magacaabo Intuit Waana Mid Offline ahaan Aad u Isticaaleyso Computer kaaga Aad ku shubaneyso . Software ka ugu Dambeeyo Waa
4- Excel For Account Course : Waa barnaamijka Qof Walbo Oo Ganacsade ah ama xisaabiye ah U baahanyahay Waaye Isticmaalkiisa xitaa Hadii Uu Isticmaalaayo 3daxda Software Ee Kor Aan Kusoo Xusney Sabtoo ah Inta Aan Gaarin Softwareskaas Waa Inaad Datadaada Excel Kusoo Shubtaa Si xog Dhameystiran Oo sax ah Aad u hesho.
NB: Waxaan Rajeynayaa Inaad ka heshay Diploomadaani Fikrad Fiican Oo Aad Ka Faaideysan Doontid Inshaa Allaah

Archive

Working hours

Monday 9:30 am - 6.00 pm
Tuesday 9:30 am - 6.00 pm
Wednesday 9:30 am - 6.00 pm
Thursday 9:30 am - 6.00 pm
Friday 9:30 am - 5.00 pm
Saturday Closed
Sunday Closed
×